"haaheeyo qr. ld haah."
Wadaag:
haahey qr. ld haa.
(-cyo, m.dh) Qof wixii loo sheego rumaysta.
m.l
haah qr. Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey.
Wax isu xilsaarid.
f.mg2
-heeyay, -haysay
haa qr. ld haah.