Qeexid
"Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir2."
[-ray, -rtay]
haajir2 ay
haajir2 tay
f.mg1"Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir2."
Wadaag:
Qof dal durugsan aadaya.
ld haajirid. ld haayir1 (3).
m.l
Wadaag:
Wax halis gelin.
Wax dhibaato weyn u geysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax toosin ama wanaajin.
(f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin.
(f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xisaab laba tiro ama ka badan oo laysku daray waxa ka soo baxa.
Naxwo, hal wax ka badan.
m.dh
Wadaag:
Qof degaankiisii uga tegey risiq doon ama diin fidinteed.
(dii.) (m.w) Asxaabadii Nebi Maxamed (n.k.h.a.) la haajirtey oo inta Maka ka tegtey mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Taag, buur gaaban.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Digo iwm meel ka xaarid.
(f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.
(f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: