Qeexid Xigta

ld haajir1 (2), haayir1 (3), haayirid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haajirid oo kali ah:
  • Ka haajirid (ka guurid) Noorwiijiguna sidoo kale wey u haajireen dalalka kale.
  • Waxa kale oo uu xisbigu ka shaqeeyaa sidii loo adkeyn lahaa siyaasadda ku saabsan soo haajiridda (soo galootiga).