Qeexid
"Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati."
"Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati."
Wadaag:
H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
m.l.kh
Wadaag:
Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
m.l
Wadaag:
Cid kala daadsanaansho.
ld humbuluuluq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
m.dh
Wadaag: