Qeexid
"Wax isu xilsaarid."
[-heeyay, -haysay]
haalhe eeyay
haalhe aysay
f.mg2"Wax isu xilsaarid."
Wadaag:
Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin.
Qof maqan wax ku saabsan sheegid.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Meesha nafleydu u nugushahay oo haddii lagu dhufto ay adagtahay in uu ka kaco.
m.l
Wadaag:
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Taag, buur gaaban.
m.dh
Wadaag: