Qeexid

"Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo."

Qeexid Xigta

Hab wanaagsan, habsami.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haaneed oo kali ah:
  • Allaah waxaan ka baryayaa in uu talada wanaagsan had iyo jeer Soomaali waafajiyo oo uu ka dhigo kuwo danta guud ka hormariya danta gaar ahaaneed, kuwo maslaxadooda qaran fiiriya had iyo jeer.
  • Taas waxaa u raacda daacadnimo darro iyo daneysi kooxeed ama qof ahaaneed.