Qeexid
"Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid."
Qeexid Xigta
ld haneedi. ld haaneedi.
[-day, -dday]
haaneed2 ay
haaneed2 day
f.g1"Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid."
ld haneedi. ld haaneedi.
Wadaag:
Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo.
Hab wanaagsan, habsami.
m.l
Wadaag:
Haaneed ka dhigid; qurxin.
Lisid u diyaarin (geed).
ld haneed2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid.
m.dh
Wadaag:
Hal godlan si loo maalo isbahardaadin.
Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
Galowda, rubadda.
Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Geedka dharkeynka.
m.dh
Wadaag:
U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: