Qeexid
"Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid."
"Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid."
Wadaag:
Haaneed ka dhigid; qurxin.
Lisid u diyaarin (geed).
ld haneed2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo.
Hab wanaagsan, habsami.
m.l
Wadaag:
Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid.
ld haneedi. ld haaneedi.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hal godlan si loo maalo isbahardaadin.
Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Galowda, rubadda.
Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax la haanseeyay ahaansho
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: