Qeexid

"(-sayaal, m.l/dh) Qaab qurxoon oo wax loo yeelo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haanse oo kali ah:
  • Hase yeeshee, tabobare Wenger waxaa u muuqata khatar ka dhalan karta ciyaartoyga ka maqan, guud ahaanse marka laga hadlayo Arsenal wuxuu tabobaruhu rumaysan Yahay inuu horumar sameeyay.
  • Beri-samaadkiisii dumarka wuxuu ula dhaqmi jirey sidii xoolo uu isagu leeyahay, xannaano iyo edbinba ka mudan, dad ahaanse ka hooseeya.