Qeexid
"Wax la haanseeyay ahaansho"
[-snaa, -snayd]
haanseysan naa
haanseysan nayd
f.mg4"Wax la haanseeyay ahaansho"
Wadaag:
Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Geedka dharkeynka.
m.dh
Wadaag:
Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la halleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Digsi wax la daboolay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la daboolay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: