Qeexid
"U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid."
[-ooday, -ootay]
haanyo oday
haanyo otay
f.mg3"U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid."
Wadaag:
Galowda, rubadda.
Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Geedka dharkeynka.
m.dh
Wadaag:
Haaneed ka dhigid; qurxin.
Lisid u diyaarin (geed).
ld haneed2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid.
ld haneedi. ld haaneedi.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo.
Hab wanaagsan, habsami.
m.l
Wadaag: