"eeg haar2."
Wadaag:
ld haris2.
m.f.dh
eeg habaar2.
ld hawaar1 (2).
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Taag, buur gaaban.
m.dh
eeg ishaar.
ld haajir1 (2), haayir1 (3), haayirid.
eeg hanqar2.
ld haajirid.
eeg halrar.
eeg dahaar2.
ld aaris.
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m.l
Xanuun awgiis la taahid (qof).
f.mg1
-ray, -rtay
wishaarid wishaarid m.f.dh eeg wishaar2.
eeg heeraar2.
ld haa-raan1.
ld dhardhaarid.
Qof haar u yeelid.
f.g2
-reeyay, -raysay
ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.
Nabarrada ay cadhada iwm ay oogada ku reebaan.