Qeexid
"eeg haasaawee. ld haasaawin."
"eeg haasaawee. ld haasaawin."
Wadaag:
Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta.
Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
m.l
Wadaag:
Cid sheeko maaweelo leh u sheegid.
Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.
f.g2
-weeyay, -waysay
Wadaag:
Weel af bannaan dabayl u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel af bannaan dabayl qaadasho.
Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag: