Qeexid
"haatan fk. Hadda tan la joogo; amminka, hadda."
"haatan fk. Hadda tan la joogo; amminka, hadda."
Wadaag:
Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Geedka dharkeynka.
m.dh
Wadaag:
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Taag, buur gaaban.
m.dh
Wadaag:
Tiro ka kooban laba meelood oo min toban ah; laba tobnaad; “20”.
m.l.t
Wadaag:
Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Dabayl xoog leh oo ka soo dhacda woqoogi-bari oo saamaysa galbeedka Afrika. Waxay si toos ah uga soo dhacdaa lamaddegaanka Saxara, waa kulayl, qallalayl, booryley - iyadoo sidaas u kulul una qallalan ayay haddana kala dillaacisaa jiridaha geedaha.
m.l
Wadaag: