Qeexid

"Firo, biddo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haaw oo kali ah:
  • Dhaawacyadii ka dhashay duqeymahan ayaa loo qaaday Isbitaallada Muqdisho, iyadoo xilliga ay duqeymuhu dhacayeen aysan jirin wax dagaallo ah oo ka socday Magaalada.
  • Askarigan, ayaa sheegay inuu arkay afar askari oo dhaawacyo kala duwan qaba, sidoo kalena uu arkay dhowr qof oo shacab oo dhiig badan uu ka daadanayo, oo ay ku jireen haween iyo caruur aad u da'yar.