Qeexid
Dad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
Dad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Firo, biddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Ciid bidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta.
Qeexid Xigta: Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -waday, -watay
Qeexid: Weel af bannaan dabayl qaadasho.
Qeexid Xigta: Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Weel af bannaan dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -waysay
Qeexid: Cid sheeko maaweelo leh u sheegid.
Qeexid Xigta: Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Erey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haawi. ld haawis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawee. ld haweys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld haweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hardaf dheer.
Qeexid Xigta: ld haawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: haahey qr. ld haa.
m.l
Qeexid: ld haawasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg haaw2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: haa qr. ld haah.
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Naar ka mid ah toddobada naarood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld haweysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: haah qr. Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey.
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun awgiis la taahid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]