[-iyay, -isay]
haaw yay
haaw say
"Weel af bannaan dabayl u dhigid."
Wadaag:
ld haasaawee.
f.g2
-iyay, -isay
eeg haawi. ld haawis.
m.f.dh
eeg haaw2.
Hardaf dheer.
ld haawin.
m.l
Naar ka mid ah toddobada naarood.
m.dh
Weel af bannaan dabayl qaadasho.
Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.
f.mg3
-waday, -watay
Ciid bidid.
f.mg1
-way, -wday
Firo, biddo.
(-dyo, m.dh) Uurjiifka libaax badeedka.
ld haasow1.
ld haasaaweyn.
Dad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
ld haawasho.
haa qr. ld haah.
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Taag, buur gaaban.
haah qr. Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey.
(-dad, m.l) Baylah, goldaloolo.
Isxilsaar; aabayeel.
Ka h.: Wax aad uga dhergid.
-gay, -gtay
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Waxururin.
f.g1