"Hardaf dheer."
ld haawin.
Wadaag:
Weel af bannaan dabayl u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg haaw2.
m.f.dh
eeg haawi. ld haawis.
ld dhaawid.
m.dh
Naar ka mid ah toddobada naarood.
ld haasaawee.
Firo, biddo.
Ciid bidid.
f.mg1
-way, -wday
Weel af bannaan dabayl qaadasho.
Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.
f.mg3
-waday, -watay
ld aawin.
m.l
ld haasow1.
ld haasaaweyn.
(-dyo, m.dh) Uurjiifka libaax badeedka.
ld haawasho.
ld caawiyid.
Miro qolof ka saarid. ld halwin (1).
Dad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
ld jaawin.
ld naawin.
haa qr. ld haah.