Qeexid
"Naar ka mid ah toddobada naarood."
"Naar ka mid ah toddobada naarood."
Wadaag:
Weel af bannaan dabayl u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel af bannaan dabayl qaadasho.
Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta.
Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
m.l
Wadaag:
Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda.
ld hawaawiyid.
m.l
Wadaag:
Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo.
ld kaawi1.
m.dh
Wadaag: