Qeexid

"(-byo, m.dh) H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow1 (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaab oo kali ah:
  • Dagaalo culus oo ka socda G/ Dhexe Dagaalo aad u culus oo u dhaxeeya kooxaha Alshabaab iyo Ahlu Sunna ayaa shalay ilaa maanta si xoogan ugu socday deegaano kawada tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Somalia.
  • Inkastoo AMISOM aysan ka jawaabin arrintan, ayaa hadana waxaa ka jiray degmada Hodan labadii habeen ee ugu dambeeyay dagaalo culus oo dhexmaray Al-shabaab iyo AMISOM, kuwaasoo qaarkood gacanta la iskula tagay.