Qeexid

"eeg habaabi. ld habaabis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaabin oo kali ah:
  • Baashayda midig waxa fadhiya barbaar, walaw uu qarsanayo dhibtiisa, dadkana intii karaankii ah yool habaabinayo, haddana waxaan daah iga saarnayn in uurkiisa dab ka holcayo, maankiisana mudacyo lagu mud mudayo.
  • Waa majara-habaabin dadweyne.