Qeexid

"Dhibaato cid Eebbe looga baryo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaar oo kali ah:
  • AlIa yaa i habaarayeey!
  • Waa in loogu dayriyaa duulkan habaaran sida ugu degdegta badan.