Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax habaar ku dhacay ahaansho.
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax habaar ku dhacay ahaansho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax habaar ku dhacay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) (dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Is habaarramid (laba qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld habaarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax nijaaso leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
Qeexid Xigta: ld hawaarsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax aan la nidaamin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld gabran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg habaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Qof hankaagsan noqosho. ld hanqaran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Luggooyo.
Qeexid Xigta: ld han qaarmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg habaaran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ciid budo ah oo dabayshu kiciso.
Qeexid Xigta: H. ah: jimic (xoolo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-byo, m.dh) H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof dhib badan.
Qeexid Xigta: Qof waalidkii habaaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Qeexid Xigta: Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Qof la hafray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Qeexid Xigta: Cid ceebeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]