Qeexid
"Roobka deyrta ugu horreeya."
Qeexid Xigta
Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.
"Roobka deyrta ugu horreeya."
Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.
Wadaag:
Nooc ka mid ah meesiyada la dhaqdo,ku dhala shan bilood, had iyo jeer la noolxaaska oo ka kooban riyo iyo ido. ld eri1 (1).
m.l
Wadaag:
Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m.l
Wadaag:
U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.
f.mg3
-cday, -ctay
Wadaag:
Xoolo cabbay oola rabo in la rakaadiyo caws geyn.
f.g2
-iyay, -iday, -isay
Wadaag:
Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.
m.dh
Wadaag:
Nagaar buruq weyn iyo ubax qurxoon leh.
ld habarticay. Shimbir food dheer oo ci' badan.
m.l
Wadaag: