Qeexid
ld habar-ari.
ld habar-ari.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Naag duq ah.
Qeexid Xigta: Hooyo.
Qeexid Kale: Dubaarad, dubnad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Haruubka haanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Roobka deyrta ugu horreeya.
Qeexid Xigta: Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Hooyada walaasheed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ari.
Qeexid Xigta: Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld eryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax cayrin.
Qeexid Xigta: Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid.
Qeexid Kale: Ku e.: dalool wax ku librin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld habaroobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Habar noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hurdo si degdeg ah uga soo boodid naxdin darteed; baraarugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Daal iyo kala daadsanaan la kulmid.
Qeexid Xigta: Wax ka dhergid.
Qeexid Kale: Weel biyo sii deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r H. ku dheh: meel isku tuurid (daal iwm dartii).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya.
Qeexid Xigta: ld habyid. ld habayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-byay, -bayday; -byi) Weel dareere lagu shubay sii dayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bartamaha habeenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -ctay
Qeexid: U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Daal iyo kala daadsanaan wax ku yimaad.
Qeexid Xigta: Dhereg.
Qeexid Kale: Biyo ceel ama weel ku raagey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]