Qeexid
"U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho."
[-cday, -ctay]
habarwac day
habarwac tay
f.mg3"U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho."
Wadaag:
Roobka deyrta ugu horreeya.
Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m.l
Wadaag:
Naag jinni ah oo la aaminsanyahay in ay ku nooshahay meelaha biyuhu ku jiraan.
m.dh
Wadaag:
Nagaar buruq weyn iyo ubax qurxoon leh.
ld habarticay. Shimbir food dheer oo ci' badan.
m.l
Wadaag:
Daal iyo kala daadsanaan wax ku yimaad.
Dhereg.
Biyo ceel ama weel ku raagey.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow1 (2).
m.l.kh
Wadaag: