Qeexid
"Walaalo isku hooyo keliya ah."
"Walaalo isku hooyo keliya ah."
Wadaag:
U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.
f.mg3
-cday, -ctay
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay.
m.l
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
m.l
Wadaag:
Hanti gaar ah hanti guud ka dhigid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Roobka deyrta ugu horreeya.
Bilaha soomaaliga mid ka mid ah. ld habar-eri.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m.l
Wadaag: