Qeexid

"(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habas oo kali ah:
  • Isu-socodkii badnaa oo reer miyiga Soomaaliyeed ay ugu kala guurayeen dhulka ay maamulaan labada dowladood, wuxuu caqabad ku keeney habasami u-socodkii labada maamul oo ay doonayeen in ay ka shaqeeyaan labada gobol.