Qeexid
"eeg habaysan1."
"eeg habaysan1."
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Wax la nadaamiyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la nadaamiyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya.
ld habyid. ld habayo.
m.l
Wadaag:
(-byay, -bayday; -byi) Weel dareere lagu shubay sii dayn.
f.mg1
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m.l
Wadaag: