Qeexid
"Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid."
Qeexid Xigta
Wax culus ku dhufasho.
[-iyay, -isay]
habb yay
habb say
f.g2"Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid."
Wax culus ku dhufasho.
Wadaag:
Culays mar mar dadka fuula oo fahmada iyo waxqabadka ka qaada.
m.dh
Wadaag:
Cusbolamood adag, cad oo biyaha calawsan lagu dhex rido si ay u kala miirmaan.
m.l
Wadaag:
Qof marinka toosan ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax hagaagsan ahaansho.
Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin.
Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
m.l
Wadaag:
Sida wax loo qabto ama loo sameeyo.
Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo.
ld habid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho.
(f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Socod ama orod gaabis ah oo culays ku jiro.
Fudfudayd si aan laga fiirsan hawl loo qabto.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m.l
Wadaag:
H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag: