Qeexid
"Nidaamdarro."
"Nidaamdarro."
Wadaag:
Wax aan la nidaamin ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qaab xumaanta ay wax leeyihiin; qaabxun. ld qaabdarri.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Soo dhaafid aan la ogeyn ee kaadida ama saxarada.
m.dh
Wadaag:
Ku dh.: cid dhabdarro kula kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Cid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho.
f.g3
-raday, -ratay
Wadaag:
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
m.dh
Wadaag:
ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun.
ld edebdarnaan.
m.dh
Wadaag:
Nasiib wacan la'aan.
Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxumo.
m.dh
Wadaag:
haydaro'ogsaydh m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH.
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xubno isku shaqo ah oo jirka nafleyda ka mid ah sida kuwa dheefshiidka, wareegga dhiigga iwm.
m.l
Wadaag:
habdhiska dareen-iswada m.l (c.nafl.) Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha.
Wadaag:
(fiis.) eeg isle'egta socodka. Qaybta mekaanikada ee la xiriirta socodka walxaha, taas oo aan lagu tixgelinin xoogaggii dhaliyey socodkaasi.
m.l
Wadaag:
(-syo ..., m.dh) (xis.) Qaanuun, bar kasta oo ku taalla dulalaati lagu muujiyo urur tirooyin ah.
m.l
Wadaag: