Qeexid

"Raadka kaadida geelu lugihiisa dambe ku reebto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habeed oo kali ah:
  • Geel habeedda jeenyaha kuloo, hore ka giirgiiran Oo gamboorka raamsanahayiyo, geedka ciinka ahba Oon giriirixayn baan arkee, sheeg haddaad garato?
  • Dabaysha duhur kolkii ay dhacdo wuxuu geelu qabatimay in uu dhirta waaweyn uu isagoo habeedinaya harsado oo hoosteeda ka daqaqamo, caws ama dhaayin afka la raadiyo.