Qeexid

"eeg habeedi. ld habeedis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habeedin oo kali ah:
  • Dabaysha duhur kolkii ay dhacdo wuxuu geelu qabatimay in uu dhirta waaweyn uu isagoo habeedinaya harsado oo hoosteeda ka daqaqamo, caws ama dhaayin afka la raadiyo.