[-lahaa, -lahayd]
habhableh ahaa
habhableh ahayd
"Qof habhablaya ahaansho."
Wadaag:
Habhab u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
eeg habhablee.
m.f.dh
Socod ama orod gaabis ah oo culays ku jiro.
Fudfudayd si aan laga fiirsan hawl loo qabto.
m.dh
Tiro gabdho ah oo hal ka badan.
m.l.w
(-bo, m.l) Meel aan cidi degganayn oo halis ah.