"Socod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo."
Wadaag:
Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.
f.mg1
-qay, -qday
eeg habiiraq2.
m.f.dh
Socod cagajiid ah. ld habjaqle.
m.l
Caqli, maan.
eeg hab4.
habila'aan m.dh Caqli yari, nacasnimo.
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan caqli badan lahayn.