"eeg habiiraq2."
Wadaag:
Socod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo.
m.l
Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.
f.mg1
-qay, -qday
eeg habjaq2.
m.f.dh
eeg hab4.
ld hadaaq1 (3).
ld haquuqid.
Caqli, maan.
ld habow1.
ld halaaq1 (2).
eeg raq2.
habila'aan m.dh Caqli yari, nacasnimo.
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan caqli badan lahayn.