Qeexid
"habila'aan m.dh Caqli yari, nacasnimo."
"habila'aan m.dh Caqli yari, nacasnimo."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (baay.) Soobaxyo uu jidhku leeyahay oo u soo baxa dub duleedka lafdhabarleyda, kuwaasi oo kordhiya halka ay iskaga yimaadaan laba nudood.
m.dh
Wadaag:
Qof marinka toosan ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sida wax loo qabto ama loo sameeyo.
Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo.
ld habid.
m.l
Wadaag:
Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin.
Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho.
(f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid.
Wax culus ku dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Socod ama orod gaabis ah oo culays ku jiro.
Fudfudayd si aan laga fiirsan hawl loo qabto.
m.dh
Wadaag:
H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
m.l
Wadaag: