Qeexid
"Socod cagajiid ah. ld habjaqle."
"Socod cagajiid ah. ld habjaqle."
Wadaag:
Si habjaq ah u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq1.
m.l.u
Wadaag:
Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan.
Hadal aan micno lahayn.
ld hadaaqid.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho.
(f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin.
Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
m.l
Wadaag:
Sida wax loo qabto ama loo sameeyo.
Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo.
ld habid.
m.l
Wadaag: