Qeexid

"Socod daal iyo dhibaato darteed dad wada socda ku kala haraan."

Qeexid Xigta

Dhawaaq dad kala dambeeyaa isdhaafsadaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habqan oo kali ah:
  • Xasan Faarax Barre iyo Cabdiraxmaan Ganey oo ka mid ah Maamulka magaalada Gaalkacayo oo raadiyow lagula xidhiidhay shalay, ayaa sheegay in dagaalku u sii socdo si habqan ah, taasina ay ku dhinteen afar qof, dhowr toddobaad ka hor.
  • Sida godadkaasi u melgi doonaan buundadaas lagu eegay ayaa habqankan shaqaalaha loo bixiyay na ula degi doonaan hantidaas qaranka ee lagu aamminay.