Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Habqan samayn."
"(-amay, -antay; -ami) Habqan samayn."
Wadaag:
Socod daal iyo dhibaato darteed dad wada socda ku kala haraan.
Dhawaaq dad kala dambeeyaa isdhaafsadaan.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dib u dhacay ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
Wax habaar ku dhacay noqosho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la nadaamiyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan2.
f.mg1
Wadaag:
Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax illoobid. ld hilmaan2.
f.g1
Wadaag:
Wax halis la geliyey ahaansho.
Wax dhibaato weyn loo geystay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Sida wax loo qabto ama loo sameeyo.
Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo.
ld habid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho.
(f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
f.g
-bay, -btay
Wadaag: