Qeexid

"Dad hooyooyinkood walaalo yihiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habrawadaag oo kali ah:
  • Haddaba intii aan maqnaa ayaa la dilay, cid dishayna ilaa iyo hadda ma ogi, dilkii kaddib ayaan isku deyey inan maalkii la wareego, laakiin ninkan habrawadaagay ah ayaaba iska sheegtay oo le anaa la ii sexeexay.
  • Miyaanan ku soo korin, ma habrawadaagaa ayaad bilaa camal ka dhigtay, ma markaad xoolihii hantiday ayaad habar yar na illowday waa sideeā€.