Qeexid
"ld habroorid."
"ld habroorid."
Wadaag:
Ilmo macluul ah abaydiminta aan ku habaysnayn darteed ahaansho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho.
f.g3
-raday, -ratay
Wadaag:
Orod.
Jirjiroole.
Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.
m.l
Wadaag:
ld aroorid. Doonashada nafleyoommani ay meel biyo ka doonato.
(-rromdh.) Dhudhub yar oo biyo dhulka kajeexeen.
Sheexo. 4. A. ah: xoolo ooman oobiya doonad ah.
m.l
Wadaag:
Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, kana samaysan tiirar kor loo dhisay dushana laga saaray caws iyo hargo.
Wax badan oo lays dulsaaray.
m.l
Wadaag:
Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin.
Ciir.
m.l
Wadaag: