Qeexid
"Cid kalgacayl dartii isku duubid."
[-iiyay, -iisay]
habsi iyay
habsi isay
f.g2"Cid kalgacayl dartii isku duubid."
Wadaag:
Wax si fiican loo farsameeyey ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Biyo, caano iwm nafley af ka siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Si aan habsamayn u fariisasho.
Ku h.: abaar, cudur iwm si cid u saamayn.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Caaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.
m.dh
Wadaag:
Biyo, caano iwm nafley af ka siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ilmo xoolaad, yar, aan hooyo lahayn, neef kale nuujin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Si asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan.
m.dh
Wadaag:
Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-bab, m.l) (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
m.l
Wadaag: