Qeexid

"Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin."

Qeexid Kale

H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11. H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.

Qeexid Xigta

H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.

Wadaag: