Qeexid
"Wax fahmid ama garasho."
Qeexid Kale
Qof dilid.
Qeexid Xigta
Wax xusuusid.
[-day, -dday]
had3 ay
had3 day
f.mg1"Wax fahmid ama garasho."
Qof dilid.
Wax xusuusid.
Wadaag:
Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
Ka h.: naf, qof ka bixid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin.
H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.
H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11. H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
m.dh
Wadaag:
Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid.
Wax runta ka fog ku faanid.
f.mg1
Wadaag:
Dad, Xoolo wax kala aqoon meel uu ka yimid iyo meel uu u socdo noqosho.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
Digsi dabool saarid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
War badan oo aan murti lahayn.
H. ah: qof hadal badan oo aan murti lahayn ku hadla.
m.l
Wadaag:
ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”.
Wadaag: