Qeexid
Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
Qeexid Xigta
ld hadaadumid.
Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
ld hadaadumid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Dad cayr ah; haawey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -umay, -untay
Qeexid: Xoolo, aqaliwm unkid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Unkidda xoolo, aqal iwm launko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hadaadun1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid.
Qeexid Xigta: Hadal aan micno lahayn dhihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod tartiib loo socdo.
Qeexid Xigta: ld hadaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan.
Qeexid Xigta: Hadal aan micno lahayn.
Qeexid Kale: ld hadaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Socod tartiib ah socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley tartiib u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Qeexid Xigta: Geedka dharkeynka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hadaaq1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hadaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof aan hadalku si bayaan ah uga soo bixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hadaafi. ld hadaafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hadaaf1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Daboolka sufriyada. ld hado, hayaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-dfay, -dafay; -dfi) Wax ka ilduufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Laamo geed oo ay caleemo badan ku yaalliin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]