Qeexid

"Socod tartiib loo socdo."

Qeexid Xigta

ld hadaafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadaaf oo kali ah:
  • Mahadcelinta buugga 1983 la soo saaray waxa kale oo doorkoodu dhiman yahay ragga gabayada ugu deeqay oo ay ka mid yihiin: Cabdikariim Xaaji Ducaale, Ibraahim Xaaji Cawad (Khoolli), Cabdi Muxumad Diiriye iyo Axmedey Hadaafow.
  • Xuseen Hadaafoow oo ka mid ah nabadoonada Kismaayo ayaa sheegay in dagaalka uu yahay mid nasiib-darro balse aysan jirin cid isku howshay damintiisa, wuxuuse eeda dagaalka dusha ka saaray dhinacyada dagaalamaya.