Qeexid
"Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid."
Qeexid Xigta
Hadal aan micno lahayn dhihid.
[-qay, -qday]
hadaaq2 ay
hadaaq2 day
f.mg1"Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid."
Hadal aan micno lahayn dhihid.
Wadaag:
Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan.
Hadal aan micno lahayn.
ld hadaaqid.
m.l
Wadaag:
Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid.
Wax runta ka fog ku faanid.
f.mg1
Wadaag:
/mg1 Caws, caleen iwm cunid (xoolo).
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
f.mg1
Wadaag:
Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
ld hadaadumid.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
m.l
Wadaag: