Qeexid

"Ujeeddo, himilo."

Qeexid Xigta

ld hadfid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadaf oo kali ah:
  • J: Horta sidaad la socoto doorashada aynu manta galeynaa waa tii deegaanka, dadku yay moodin in tan Madasweyne la dooranayo, konsalkii ayaa la dooranayaa lixdan ururna way ku kala hadhayaan, hadafka ugu muhiimsan ee tani leedahay waa taa.
  • Waxay dayaceen himiladii iyo hadafkii shacabka S/galbeed iyagoo isla markaana hal bacaad lagu lisay ka dhigay wixii naf iyo maal loo soo huray geyigan iyo halgankii dheeraa ee ay soo gashay ummaddani.