Qeexid
"Dabeecad qof leeyahay oo ah in uu had iyo jeer sheego hadal tiro badan oo aan loo baahnayn. ld hadalbadni."
"Dabeecad qof leeyahay oo ah in uu had iyo jeer sheego hadal tiro badan oo aan loo baahnayn. ld hadalbadni."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
m.l
Wadaag:
Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin.
Qof maqan wax ku saabsan sheegid.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid.
Wax runta ka fog ku faanid.
f.mg1
Wadaag:
Rabitaan qof rabo in uu ka hadlo mar kasta meel hadal lagu hayo.
m.dh
Wadaag: